Xidigii ugu horeeyey ee Liverpool ka tagidoona xagaaga oo la xaqiijiyey

 


Waxaa la xaqiijiyey in xagaagan uu ka huleelidoono kooxda Liverpool xidigeeda khadka dhexe ee 

Thiago Alcantra xidigan oo la iska ilaaway ka dib markii ay dhaawacyo soo noqnoqday hadheeyeen

tan iyo markii uu kooxda kaga soo biiray Bayern Munchen xagaagii 2020 isagoo usaftaykooxda kaliya

98 kulan mudo afarsano ku dhawaad uu kooxda joogay 33 jirkan waa Thiago ee ayaa garoonka ku iray 

kaliaya 12 daqiiqadood xili ciyaareedkan isagoo ciyaartii ay guuldaradu kasoo gaadhay Arsenal 

xilidanbe badal ku yimi ayuu isla ciyaartaas mar kale dhaawac muruqa ahi soo gaadhay tan iyo markaasna

aan dib garoomada loogu arag isagoo waliba qandaraaska uu kooxda kula jiraa dhacayo xagaagan 

xidigan ayaa ogsoon in aanay kooxdu diyaar u ahayn in ay qandaraaska u kordhiso taas oo ku qasbi

doonta inuu shandadiisa ka xidh xidho Anfield raadsadona koox cusub oo uu waayihiisa kusoo 

gabagabeeyo waxaana lala xidhidhinayaa inuu u  dhaqaaqi doono dhakaas iyo Sucuudiga oo 

xiliciyaareedkan bilawgiisan lala xidhiidhinayey waxa kaloo lala xidhiidhinayey in uu tagi doono

talyaaniga ama ku laaban doono halkii uu xirfadiisa ciyaareed ka bilaaabay ee wadankiisa Spain 

waraka soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda laga diri doono dhawr ciyaartoy oo lagu soo badli doono 

ciyaartoyda uu codsado tababaraha cusub ee kooxda loo magacaabo dhamaadka xili ciyaareedkan

waxaana hore usii raaci doona Thiago ciyaartoy kale sida Adrian iyo Joel Matib oo isaguna dhaawacyada  u nugul

ilaa hada waxaa lala xidhiidhinayaa kooxda liverpool tababaraha kooxda Lispon ee Ruben Amorim 

oo ay ka dhigteen bartilmaameedkooda ugu horeeya sida saxaafadu qorayso

Post a Comment

Previous Post Next Post