Wolves vs Arsenal Player Ratings. kumaa ahaa xidiga garoonka



 Kooxda kubada cagta Arsenal ayaa kusoo laabatay figta sare ee horyaalka dalka Ingiriiska  ee Premier League kadib markii ay kasoo badiyeen kooxda Wolves oo joogtay gurigooda.

Laba gool oo lakala dhaliyey dhamaadkii labda qaybood  oo ay kala dhaliyeen Leandro Trossard iyo 

Martin Odegaard ayaa kaga filaaday Arsinal inay soo qaataan saxed dhibcood oo muhiim u ahaa 

kadib markii ay soo mareen laba kulan oo aad u kululeeyey kooxda Arsenal iyo tababaraheedaba

waxaana soo garaacay Astonvilla iyo Bayern Munich waxyna ku soo laabteen tubtii guusha

iyaga oo aan sidii looga bartay ugu dabaal degin guushan ay soo gaadheen

waxaanaa xigiga ciyaarta loo doortay Declan Rice ( ARSENAL)



Rice ayaa ahaa ciyaartoy isku xidhayey difaaca iyo weerarka kooxdiisa wuxuuna ciyaarta ku lahaa

 saamayn xoogan isagoo aburaya  fursado isagoo kubada dhexda si fiican uga soo dhisayey

Halka sidooo kalena uu caawinayay difaacyahanada kooxdiisa oo ku asturnaaa ciyaaratn isaga 

Dhanka kale kooxda Wolves oo gurigeeda joogtay ayaa ciyaarteedu ay fiicnayd waxayna ku 

dadaalayeen in ay Arsenal ku dhagaan lakin uma suurto galin 

waxaana amaan kala  dul dhacay macalinkooda Gary O'neil wuxuuna yidhi aad ayaan ugu 

faraxsanahay qaabkii aanu ula ciyaarnay Arsenal in kasoo aanaan guulaysan


QIIMAYNTA CIYAARTOYDA

Wolves: Jose Sa 6, Santiago Bruno 6, Max Kilman 6, Toti Gomes 6, Hugo Bueno 6, Matt Doherty 6,

Boubakar Traore 7, Twanda Chirewa 6, Tomy Doyle 6, Hwang Hee-Chan 6,


Arsenal: DAVID RAYA 7. BEN WHITE 6.5 WILLIAM SALIBA 6.5 GABRIEL 6.5 J. KIWIOR 6 

MARTIN ODEGAARD 7. DECLAN RICE 8. KAI HAVERTZ 6.5 BUKAYO SAKA 6. 

GABRIEL JESUS 7. LEANDRO TROSSARD 8. 












Post a Comment

Previous Post Next Post