Tottenham vs Nottingham forest Player Rating

 


Tottenham waxay soo gashay kaalinta 4aad kadib markii ay soo garaaceen Nottingham forest ciyaar la iska soo dhaliyey 4goal.

Waqti badan kuma qaadanin in Spurs ay goal latimaado  waxaana goal iska dhalisay kooxda  Nottingham daqiiqadii  15aad  inkastoo ay goalkaas haysan kariwayday kooxada  Spurs waxaana la barbareeyey daqiigadii 27aad.

Qaybtii hore ee ciyaarta waxaa lagukala nastay  1-1 markii la isku soo noqday qaybta labaad ayey  difaacyahanada  Spurs u hiiliyeen weerar yahanadooda waxayna  u dhaliyeen 2goal oo kale oo ay kala dhaliyeen Van de Ven iyo Porro.


Xidigii garoonka:

Dhawr ciyaartoy ayaa badhig fiican sameeyey  iskuna qabsaday xidiga garoonka waxayna kala yihiin:

Pedro Porro 7.5  Micky van de Ven 8  Hojbjerg 7.5  Bentancur 7.5  iyo Antony Elanga 7.5 waxaana ku guulaystay Micky vd Ven


Xidigaha fashilmay:

Waxa  qiimantii ugu hoosaysay lasiiyey  xidiga  Pape Matar Sarr 4.5 halka ay kusoo xigeen xidigaha kala ah

Desteing udogie 5.5  Brennan Johnson 5.5 iyo Hodson-Odoi 5.5 



Post a Comment

Previous Post Next Post