Wararka ka imanaya Portugal ayaa sheegaya
in uu usoo duulay magaalada London tabare
siwey loola xidhiidhinaayey Kooxda Liverpool
ee Roben Amorim kaas oo lagu waday inuu
badali doono tababare Jurgen Klopp oo isagu
goaansaday inuu dhamaadka xili ciyaareedkan
ka huleelo gagida Anfield oo uu mudo
sagaalsano ah kusoo qaatay kooxdana kusoo
celiyey dhabahii ay ka luntay ee xaga koobabka
balse warkan soobaxaya ayaa sheegay in
macalinka Lisbon uu u yimi sidii uu wada
hadal ula yeelan lahaa mulkiilayaasha kooxda
rer London ee Westham oo uu badal ugu noqon
lahaa tababaraha haatan ee David Moyes oo
isaga qandaraaska uu kula jiro kooxdiisa
Westham uu dhacayo xagaagan walina aan loo
cusboonaysiin waxa kaloo kooxdan lala
xidhiidhinayaa tababarihii hore ee Realmadrid
Julen Lopetegui oo hadii ay ku fashilmaan
tababaha Lispon ee Ruben Amorim u ah
qorshahooda labaad wararku waxay intaa ku
darayaan in sawir lagu faafiyey baraha
bulshada lagu sheegay in macalinkani galinkii
danbe ee isniinta u duulay London oo uu ka
faaiidaysano labo casho oo fasax ay ku
maqnaandoonaan koodiisu kadibna khamiista
dib ugusoo laaban doonaan tababarka.