Kabtanka kooxda Liverpool ee Virgil Vandijk ayaa hadal hayn badan ka dhaliyeen baaha bulshada kadib ficil uu sameeyey

 


Kabtanka kooxda kubada cagta liverpool Virgil Vandijk ayaa camirooyinka garoonku qabteen

 isagoo gacmaha kor utaagaya gool aan wali lagulaadin goolka kooxdakaskoo horjeeday ee 

 Fulham kulankii shalay ay kaga soo adkaadeen 1-3 ayna kusoo nooleeyeen rajadooda inay ku

 guulaysan karaan horyaalaka Premier league goolal ay kala dhaliyeen T.A.Arnold  oo kubad

 laad xor ah  dhaliyey waana kulakii uguhoreeyey ee uu kusoo bilawdo isagoo kasoo

 laabtay dhaawac uu ku maqnaa labo bilood Gravenberch oo isaguna ciyaartan kusoo

 bilowday ayaa gool quruxbadan hogaankaugu soo celiyey kadib markii dhamaadkii qaybtii

 hore lasoo barbareeyey kooxdiisa waana goolkan goolka uu kabtankiisu usii dabaal

 degay isagoo aan laadin kubada waxaanabaraha bulshada kaga fal celiyey taageeraal

badan halka goolka sadexaadna uu u raaciyey Diogo Jota.

Macalinka liverpool ee Jurgen Klopp ayaa isuguna shirkiisii jaraaid ee ciyaarta kadib

 kusheegay in aanu ka helin tobankii daqiiqo ee qaybtii hore ee ciyaarta ugu danbaysay oo

 kooxdiisa laga fiicnaa goolka barbahana lagadhaliyey lakin amaanay qaybtii danbe ee ciyaarta.

Post a Comment

Previous Post Next Post