Koox Weyn oo Lagusoo Waramayo Inay Eryi Doonto Tababaraheeda Dhamaadka Xili ciyaareedkan

 


War deg deg ah oo soo dhacay ayaa sheegya in tababaraha kooxda Manchester united ee Erikn te

Haag lasii go aamiyey shaqo ka caydhin tiisa oo uu shaqadiisa waayi doono dhamaadka xili 

ciyaareedkan xataa hadii ay kooxdu kuguulaysato F.A Cup oo ay ku balansanyihiin kooxda ay 

isku magaalada yihiin ee Manchester City. Waxa warkani soo baxay kadib markii ay kooxdu

ku ceebowday shalay kooxda heerka labaad ee Coventry City oo sedex gool oo ay kaga horeeyeen

ka daba timi kuna qasabtay in ciyaarta la isla tago rigoorayaal taas oo lama filaan ku noqotay maamulka

kooxda yo taageerayaasheedaba . 

In tii uu Erik ten Haag ahaa maamulaha kooxdu waxay soo martay xiliyo adag oo gudaha kooxda iyo

 banaankaba ah oo ay kooxdu gaadhi la dahay in ay ku guulaysato wax koobab ah iyo iyadoo khatar

ugu jirta inay seegto Champions league xili ciyaareedka danbe kadib markii ay mar horeba ka quusaty 

u tartamida horyaalka ingriiska iyo waliba inay mar horeba maca salaameeyeen koobka horyaalka yurub

 ee Champions League xili 54 jirkani dhawrjeer oo lawaydiiyey mustaqbalkiisa ku jawaabay in aanu

wax cabsi ah ama culays ah dareemayn ayuu xili xasaasi ah ku soo beegmayaa warkani oo kooxduna 

ay diyaar utahay inay isbadal ku sameeyaan dhamaan maamulka iyo ciyaartoyda kooxda hada jooga

waxaana wararkan dabka kusii shidaya ciyaartoydii hore ee kooxdan u ciyaari jiray oo raba in 

tababare Tenhaag meesha laga saaro oo ay ugu danbey say ciyaartii shalay oo ay aad u dhaleeceeyeen

iyadoo waliba xiligii dhimashada goal offside lagag sheegay kooxdii kasocotay heerka labaad ee 

Coventry city daqiiqadii 120 aad oo ay nasiib ku lahaayeen in looga hiiliyey kooxdaas yar taas oo

xataa inay dabaal degaan marka laga reebo Onana iyo Hoijlung.


Post a Comment

Previous Post Next Post