Realmadrid oo xiligii dhimashada ka takhalustay Barcelona ciyaar shan gool layska dhaliyey

 


Kooxda kubada cagta ee Realmadrid ayaa ku Sii dhawaatay inay ku guulaysato koobka 

Horyaalka dalka Spain ee LALIGA kadib markiiAy xalay soo jiidheen kooxda Barcelona oo

xifaaltan wayni ka dhexeeyo inkastoo sanadkanAy Barcelona xaalad qasan ku jirtay oo ay 

Realmadrid dhamaan kulamadii sanadkan Ay kulmeen ka guulaysay.

Ciyaartan oo isla bilowgiiba ay Barcelona gool kaga naxsatay Realmadrid daqiiqadii  6aad oo

 koorne lasoo qaaday uu Christenen maxad kala dulkacay Toni Kroos shabaqadana dhex

Dhigay balse aanay wax badan siihaysanin kadib markii rigoore muran wayni kujiray 

Loo dhigay kooxda gurigeeda joogtay e Madrid khalad lagu galay Lucas Vasques kaas oo uu 

Vinicius Junior  ku barbareey ciyaarta  balse dadaal ay Barcelona latimi ayey hadana gool 

kale kala hormareen goolkaas oo lagasoo hubiyey  sax ahaan shihiisa faar lagana diiday 

taas oo murankale taageerayaashu ka keeneenmaadaama kubadu dhaaftay laynka. Fursado


ayey abuureen labada kooxood waxaana mar kale gool latimi kooxda Barcelona oo uu u

 dhaliyey FerminLopez oo kubad uu Lamine Jamal  goolka ku toogtay oo soo laabatay daba

mariyey gool wadaha  Realmadrid ciyaatu markay maraysay daqiiqadii 69aad laakin

sadex daqiiqadood kadib waxaa soo barbareey Lucas Vazquez oo ka dhaliyey kubad uu kasoo

 shaqeeye Vinicius Junior daqiiqadii 73aad dhamaadkii ciyaartana waxaa xiligii 

dhimashada goolka guusha u hibeeyey Real xidigeeda Jude Bellingham  kubad lagu 

Khiyaameeyey difaacyahana  Barcelona oo uu soo baasay Lucas Vazquez ciyaartiina

waxay kusoo dhamaatay 3-2 ay guushu kuraacday Realmadrid oo si wayn ugu daba

degay  garoonkooda Santiago Bernabeu. 





Post a Comment

Previous Post Next Post