Player Ratings Manchester united vs Liverpool + Analysis


 Manchester united iyo Liverpool waxay galeen barbardhac 2-2 ah oo ay ku kala adkaan waayeen

 guriga united ee Old Trafford iyadoo kooxda Liverpool ay lumisay fursad ay hogaanka

 horyaalkapremier league 2 dhibcood ku  ku haysan lahayd taas oo kadhigan in ay min 71 dhibcood

 wada leeyihiin kooxda iyaduna ku dagaalamaysa inay ku guulaysato horyaalka ee Arsenal.

Luis Diaz ayaa Liverpool ubilaabay gool qaybtii hore ee ciyaarta halka qalad waali ah oo uu sameeyey

 Jarell Quansah uu saababay in Bruno Fernandez uu meel fog ka dhaliyo goolka barbardhaca kahor intii

 aanu Kobbie Mainoo goal aad u quruxbadnaa dhalinin ciyaartana ka dhigin 2-1 balse qalad xerada

 ganaaxa dhexdeeda uu ku galay Wan-Bissaka xigida Liverpool ee Harvy Elliot ayaa sabab u noqday in

 ciyaartu kusoo gabagabowdo 2-2 ay dhibcahana ku wadaageen labada kooxood.


Xidigii garoonka 

Dhawr ciyaartoy ayaa filanayey in ay ku guulaysan doonaan xidiga garoon kadib bandhig fiican oo ay

 soo sameeyeen waayna kala ahaayeen Andre Onana  Willy Kambwala  Kobbie Mainoo iyo  Harvy

 Elliot waxaana ku guulaystay sidaan filayo Andere Onana


Xidigaha fashilmay

waxaa qiimayn hoose lasiiyey xidigo ku fashilmay in ay bandhig fiican sameeyaan sida Casemiro 5 Rasmus Hoijlung 5.5 iyo Dominik Szoboszlai 5 Conor Bradlley 5.5

Qiimaynta  Labada kooxood.


Man united (4-2-3-1)  Andere Onana - 7.5
  Aaron-Wan-Bissaka -6  Harry Maguire - 6.5  Willy Kambwala -7

Diago Dalot - 6.5  Casemiro - 5  Kobbie Maino - 7  Marcus Rashford -6  Bruno Fernandes -6.5 Garnacho -6.5  Rasmus Hoijlung -5.5

Manager: Erik ten Haag - 6

Subs:   Antony (for Rashford,66) -6  Sofyan Amrabat (for Garnacho,84)-6  Mason Mount (for Mainoo 84)-6


Liverpool ( 4-3-3)

Caiomhin Kelleher -6  Andy Robertson -6.5  Virgil van Dijk -6.5  Jarell Quensah -6 Conor Bradley -5.5

Alexis Mac Allister -6 Dominik Szoboszlai -5  Wataru Endo -6  Luis Diaz -6.5  Darwin Nunes -6 Mohamed Salah -6.5 

Manager: Jurgen Klopp -5

Subs:  Joe Gomez (for Bradlley, 65) -7  Curtis Jones (for Szoboszlai, 65) -6 Cody Gakpo (for Nunez,68)-6  Harvy Elliott (for Wataru Endo, 69) -7

Post a Comment

Previous Post Next Post